Coach & Mentor: Mohamett Yare - I am somalia

Waxaan ahay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku dhashay Galkacyo, Puntland. Bartay cilmiga kombuyuutarka, waxaanan ku takhasusay dayactirka hardware-ka. Aqoon fiican u leh macaamilka dadka, adeegga degdega ah, iyo fikrado ganacsi oo cusub. Waxaan doonayaa inaan ka mid noqdo horumarinta teknolojiyadda iyo dhaqaalaha deegaankayga. Hadday jirto qof u baahan fikrad ama dayactir, waan diyaar ahay.

Podcasts, Mentors, Podcasters, Community, Personnal Growth, Talk

Justin NTAGENGWA Ombeni Hussain Al Shaibani Meschack Kadima Emma Soleimani Jessica De Paula Yacine Cherif Shubham Vishvakerma Rose Miller Cynthia Intong GeneralWire Uso Aw Barbosa Arul Peter Juan Delacruz Mira Ernest Paul Tembo Ellie Tembo Pam Murphy MARIAMIRAN MARIA MIRAN Jess A DAHYEON JUNG